Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa si rasmi ah u furay Shirka Cilmi-kororsiga iyo Naqshad-hawleedka Guddiga Qaranka ee Fududeynta Ganacsiga...
Barnaamijka Weydii Dhakhtraka ee SNTV waxaa marti ku ah Dr Axmad Fartaag oo ka howlgala Isbitaalka Tamaam ee magaalada Muqdisho.
Dr Axmad Fartaag ayaa barnaamijkan kaga...
Muddo Laba Maalin Ah ayaa dib Loo dhigay Ciyaarta finalka Galmudug iyo Hirshabele oo lagu madalsanaa Berri oo sabti ah,Waxaana la ciyaari doonaa Maalinta...