Madaxweynaha Hirshabeelle oo Beledweyne kulan kula qaatay Wakiilada Qaramada Midoobay.
Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Beledweyne kulan kula qaatay Wakiilada Qaramada Midoobay u qaabilsan FOA, WFP, UN-OCHA, UNSOS iyo UNSOM...
Barakac maalintii sadaxaad ka socda Beledweyne iyo ciidamada oo dadka u gurmaday {Sawirro}
Dadka Magaalada Beledweyne ayaa maalintii sadaxaad ka barakacaya xaafadaha magaalada oo Fatahaaddu aad u saameysay waxaana kaalin weyn ka qaadanaya daadgureynta dadka jilicsan Ciidanka...
Sirdoonka Qaranka oo Fashiliyay weerar loo diyaariyay Beerta Nabadda.
6-dii Bishan May Ciidanka Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa fashiliyay shabakad ka tirsan Khawaarijta oo doonayay inay weeraraan Beerta Nabadda ee...
Olole Nadaafadeed oo laga sameeyay Degmada Hodan. {SAWIRO}
Gudoomiyaha Dagmada Hodon ee Gobolka Banaadir Cali Fahle ayaa Olole nadaafadeed ka sameeyay isgooyska shaleema Al-nasri, isbitaalka masaarida ilaa tarabuunka si sare loogu qaado...
Soomaaliya iyo Qatar oo ka wada hadlay horumarinta Muqdisho iyo mataanaynta labada Caasimadood
Agaasimaha Xiriirka Dibadda iyo Hey’addaha Caalamiga Mudane, Maxamed Xasan ayaa kulan la qaatay Kusimaha Danjiraha Dowladda Qatar u jooga Soomaaliya ahna Safiir Kuxigeenka Mudane,...
Kulan looga hadlayay dardar gelinta amniga Caasimadda oo lagu qabtay Muqdisho
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), Wasiir Dowlaha Wasaarada Amniga Gudaha Mudane Maxamed Cali Xagaay, Taliyaha Ciidanka Boliiska...
Howlgalka la dagaalanka maandooriyaha oo si xoogan uga socda Muqdisho.
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa howlgal loogu magacdaray la dagaalanka Maandooriyaha iyo dhaqan xumada wajigiisii labaad...
Maxaabiis fara badan oo maanta Xabsiyada Muqdisho laga sii daayay {Sawirro}
127 maxbuus oo ku xirnaa Xabsiga dhexe ee Xamar iyo Xabsiga MBC ee Ex-control Afgooye, ayaa saaka lasii daayay markii uu cafis u fidiyay...
Danjiraha JFS ee Serbia iyo Duqa Magaaladda Belgrade oo ka wada-hadlay Mataaneynta Muqdisho iyo...
Danjiraha Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Serbia Amb. Maxamed Cabdullaahi Axmed ayaa maanta kulan la qaatay Duqa Magaaladda Belgrade ee Caasimadda Jamhuuriyadda Serbia...
Xildhibaanno kormeeray xaafadaha degmada Galcad ee G/Galgaduud. {SAWIRRO}
Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Federaalka Soomaaliya oo ku sugan deegaannada khawaarijta laga xoreeyay ayaa kormeeray Magaalada Galcad ee gobalka Galgaduud.
Xildhibaan Yaasiin Fareey iyo Xildhibaan...