Leyla Aden

253 POSTS

Exclusive articles:

Ra’iisul wasaare Xamse oo bulshadda Soomaaliyeed ugu hambaleeyay bilashadda munaasabadda Ciidul Adxa

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ugu hambalyeeyey munaasabadda Ciidda Adxaa awgeed. dhammaan ummadda Muslimiinta ah, gaar ahaan bulshada...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed munaasabadda Ciidda Carafo

-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aaddan Ciidda Carafo u diray Shacabka Soomaaliyeed iyo Muslimiinta Caalamka ee u dabbaal-degaya...

Wasiirks Amniga XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay kuxigeenka Ergeyga gaarka ah QM ee Soomaaliya

-Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Raisedon Zenenga, ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka tacsiyadeeyey geerida Gaashaanle Maxamed Nuur Sheegow

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS ahna Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa ka tacsiyadeeyey geerida Gaashaanle Maxamed Nuur Sheegow (Maad...

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo kulan la qaatay Hoggaanada Ciidanka

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa maanta kulan looga hadlayay dardar galinta howlgallada la qaatay hoggaannada Ciidanka Xoogga Dalka. S/gaas Ibraahim...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...