Home BENAADIR JUBALAND

JUBALAND

Horjooge Sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab oo lagu dilay Jubbooyinka

Kismaayo-(SNTV)-Ciidamada xoogga dalka soomaaliya oo taageero ka helayo ciidamo Maraynkan ah ayaa duleedka degaanka Araare ee Gobolka Jubbada Hoose waxay ku dileen horjoogihii  Al-shabaab...

Dhalinyaro Soomaaliyeed oo Furumaha hore ee dagaalka Ciidamada Xoogga ugu geeyay Raashin Bisil

Muqdisho (SNTV), Golaha dhalinyarada dowlad goboleedka Jubbaland oo ay ku mideysan yihiin dhalinyarada ku dhaqan degaanada Maamulkaasi, ayaa bilaabay Olole lagu dhiiragalinayo ciidamada Xoogga...

Hey’adda Socdaalka Soomaaliya oo kordhineysa xarumaheeda

Kismaayo(SNTV):–Agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Col: Maxamed Aaden Koofi ayaa kormeer shaqo ku tagey magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG Jubbaland. Agaasimaha oo safarkiisa...

Ciidanka Xoogga dalka oo Argagixisada Alshabaab ka Xoreeyay Deegaanno hoos yimaada G/Jubbada Hoose

Muqdisho (SNTV), Ciidanka Xoogga dalka, ayaa howlgal qorsheysan kula wareegay degaanada Maano Muufo iyo Araare oo kawada tirsan Gobolka Jubadda Hoose. Ciidanka oo ku hubeysnaa...

Shir looga hadlayo Xoojinta Howlgalada ka dhanka ah Maleeshiyada Al Shabaab oo Maalintii Labaad...

Muqdisho (SNTV)- Shirkan oo ay ka qeyb galayaan Madaxda Dowlad Gobaleedka Jubbaland uu ugu horeeyo Madaxweyne Axmed Madoobe, Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka, Kuwa...

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta oo si rasmi ah u soo xiray tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka

Muqdisho (SNTV)- Musaabad kooban oo lagu qabtay studio Radio Muqdisho ayaa waxaa lagu soo gabo gabeeyay tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo ay ku tartameen...

Kismaayo oo hormuud u noqotay 30-kii degmo ee galay tartan aqooneedka bisha Ramadan

Muqdisho (SNTV)- Tartanka adag ee kama dambeysta ah ayaa u dhaxeeyay  degmooyinka Kismaayo & Warta-Nabadda oo ka kala tirsan Benaadir & Jubbada-Hoose Tartameyaasha labada degmo...

Shibis oo xaqiijisay kaalinta 3-aad ee tartan aqooneedka bisha Ramadan

Muqdisho (SNTV)-Habeenkan caawa ah waxaa kaalinta 3-aad ee tartanka u wada tartamay degmooyinka Hodan iyo Shibis  oo soo bandhigay dadaalladii ugu dambeeyay. Tartameyaasha Degmada Hodan...

Taliyaha Hogaanka Howl-galinta CXD oo booqday Degaanadii Al-shabaab laga Xureeyay ee Jubbooyinka

Kismaayo(SNTV):–Wafdi uu hoggaaminayo Taliyaha howl-galinta ciidanka xoogga dalka General Maxamed Sheekh Madoowe ayaa booqday Deegaanada Jubboyinka ee dhawaan laga xureeyay Maleyshiyada Nabadiidka Al-shabaab Saraakiisha Ciidanka...

Kismaayo & Warta-Nabadda oo isugu soo haray gaba-gabada tartan aqooneedka bisha Ramadan

Muqdisho (SNTV)-Tartanka caawa waxaa wada ballansanaa degmoooyin 4-ah oo isugu soo  haray afar dhammaadka tartanka,  Qeybta hore ee tartanka ayaa waxaa isku arkay degmooyinka...

WARARKA MAANTA

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo kulan la qaatay Wafdi ka socda Booliska Turkey

Muqdisho (SNTV), Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko, ayaa maanta kulan la qaatay Wafdi sare oo ka socday Taliska Ciidanka Booliska...

Turkiga Oo Ka Faa’iday Inqilaabkii Fashilmay, Dowlad Xoog leh iyo Horumar “Sawirro”

Muqdish (SNTV) 15-ka bisha July maanta oo kale waxa ay ku beegan tahay maalintii uu dhacay weerarkii inqilaab ee ka dhacay dalka Turkiga, taasi...

Guddoomiyaha degmada Xudur oo kormeeray Mashaariic ka socda degmadaasi

Xudur(SNTV);- Kormeerkaan oo uu horkacayo Guddoomiyaha Degmada Xuddur ayaa goobaha ay booqdeen waxa ka mid ah laba xarumood oo loogu talagaley in adeeg caafimaad...

Wasiirka Amniga XFS oo Muqdisho ka furay shirka dardar gelinta Howlaha Hay’adda Socdaalka iyo...

Muqdisho(SNTV);- Wasiirka Wasaaradda Amniga Xukuuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Isloow ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shirka saddex billaha ee isku xirka howlaha Xafiisyada...

Maxkamadda Maamul Gobolleedka Galmudug oo ridday xukunno kala gedisan

Muqdisho (SNTV) Maxkamada Gobalka Mudug ee dowlad Goballeedka Galmudug ayaa ku ridday xukun isagu jira xabsi iyo ganaax labo nin kuwaasoo ay ciidamada ammaanka ee...

Taliska Qaybta 43-aad ee xoogga dalka oo dardargalinaya hawlgalada ciidamada ee ka dhanka ah...

Muqdisho (SNTV) Ulajeedada laga leeyahay isbedelka hogaanka cusub ee qeybta 43 Aad ee ciidanka xooga dalka ayaa ah in la dardargeliyo sidii Kooxaha Argagaxisa...

Falalka Argagixisadu ma hor istaagi doonaan dadaalka dowladda ee horumarinta dalka.

 Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxay si xoog leh u cambaaraynaysaa weerarkii ay shalay soo qaadday kooxda argagixisada ee al-Shabab. Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Daahir...

Turkiga oo cambaareyay weearkii argagixiso ee ka dhacay Muqdisho.

Ankara (SNTV)- Madaxda Turkiga ayaa  cambaareeyay weerarkii argaixiso ee maalinimadii shalay kooxo hubeysan oo naftood halligayaal ah ay ka fuliyeen magaalada Muqdisho. War saxafadeed ka...

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa oo siweyn loogu soo dhaweeyey Brussels

 Muqdisho(SNTV Wafdigan uu hoggaaminayo madaxweynaha Soomaaliya ayaa siweyn loogu soo dhaweeyey magaalada Brussels ee caasimadda dalka Belgiumka,waxaana halkasi ku soo dhaweeyey danjiraha Soomaaliya ee Midowga...

Shir looga hadlayey wada shaqeynta Wasaaradaha Beeraha Dowladda Dhexe iyo Dowlad-goboleedyada oo ka dhacay...

Muqdisho (SNTV) Shirkaan oo looga la hadlayay sidii ay u wada shaqeyn lahaayeen Wasaaradda Beeraha ee dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada ayaa waxaa kasoo...