Dowladaha Soomaaliya,Eritrea iyo Itoobiya oo ka wada hadlay arrimaha ka dhextaagan Jabuuti iyo Eritrea.

Asmara(SNTV):- Magaalada Asmara ee caasimadda Dalka Eritrea ayaa waxaa ka dhacay shir sedex geesood ah oo u dhexeeya Soomaaliya,Eritrea iyo Itoobiya, iyadoo hoggaamiyaasha dalalkani...

Mas’uuliyiinta dowladda oo ka tacsiyadeeyey geeridii ku timid Hooyadii dhashey guddoomiyaha Golaha Shacabka

Muqdisho (SNTV)- Alle ha u naxriistee waxaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ku geeriyootay hooyadii dhashey guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh...

Dalka Shiinaha waa saaxiib aan hagar aqoon (Warbixin)

Muqdisho(SNTV)–Soomaaliya iyo Shiinaha waxaa ka dhaxeeya xiriir soo jiray muddo dheer  oo soo taxnaa boqolaal sano, waxaase diiwaangashay taariikh ahaan ama lagu xasuustaa in...

Ciidamada Boliiska Soomaaliya oo la wareegay Amniga Garoonka Stadium Muqdisho

Muqdisho (SNTV)- Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay gacan ku heynta garoonka Kubadda Cagta Stadium muqdisho. Muddo waxa ay xarun...

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Nabad sugida Suudaan oo soo gaaray Muqdisho

Muqdisho(SNTV);- Wafdi uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka dalka Suudaan Gen. Salah Abdalla Maxamed Gosh ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda...

Ciidanka Ururka 60aad oo kulan sagootin ah u sameeyey Abaanduulaha cusub ee Ciidanka Xoogga...

Muqdisho (SNTV), Ciidanka Taliska Ururka 60aad ee Ilaalada Madaxtooyadda Soomaaliya, ayaa kulan sagootin ah maanta u sameeyey Abaanduulaha cusub ee Ciidanka Xoogga dalka Sarreeye...

Tahriibayaal Soomaali ay ku jiraan oo loo diiday Yurub

Muqdisho (SNTV)- Ugu yaraan 67 ruux oo isugu jira qaxooti Soomaali iyo Eritrea ah oo saaran Markabka Aquarius ayaa loo diiday inay gudaha u...

Madaxweyne Farmaajo oo Madaxtooyada ku Qaabilay Wafdiga Jabuuti ee Kasoo Qeyb Galay Xuska1-da Luuliyo

Muqdisho, 2-da Luulyo, 2018; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdiga ka socday Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay...

Madaxweynaha Farmaajo oo Hambalyo u diray Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan

Muqdisho (SNTV)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha Dalka Turkiga Rajab Dayib Erdogan oo ku guuleystay doorashadii...

In kabadan 60 saraakiil Soomaali ah oo Tababar ugu soo geba-geboobay Dalka Turkiga

Turkey(SNTV)- Dowladda Turkiga ayaa wadankeeda tababar ugu soo geba gebeysay saraakiil iyo saraakiil xigeen oo Soomaali ah,kuwaasi oo in muddo ah dalkaasi Turkiga ku baranayaya...