Madaxweyne Lafta gareen oo qaabbilay wafdi ka socda QM
-Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabbilay Ergayga cusub ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Danjire, Catriona Laing...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay horumarka laga gaaray dagaalka Khawaarijta lagula jiro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay Khubad ka jeediyay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah maamulka Koonfur Galbeed ayaa ka...
Madaxweynaha Xasan Sheekh oo furay shirka golaha madasha wadatashiga qaran
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta ku meelgaarka Dowlad Goboleedka Koonfur-galbeed ka furay shirka Golaha Wadatashiga...
Wasiirka Warfaafinta XFS Daa’uud Aweys oo faahfaahin ka bixiyay Shirka ka furmaya magaaladda Baydhabo
-Shirka Madasha wada tashiga qaranka ayaa magaalada Baydhabo maanta ka fumaya waxaan shir guddoominaya madaxweynaha jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya iyadoo ay ka qayb galayaan madaxweynayaasha...
Ra’iisul Wasaare Xamse oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Baydhabo
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Baydhabo, oo uu kaga qayb galayo shirka...
Shir hordhac u ah Ajendayaasha Madaxda Wadatashiga Qaranka oo ka furmay Baydhabo
Shirka Madasha Wadatashiga Qaranka ayaa lagu wadaa in 14 bishan ka furmo magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah maamulka Koonfur Galbeed, kaas oo ay...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka qeyb galay xafladda xiritaanka shirka dib u heshiisiinta koofur...
Baydhabo(SNTV):-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xalay ka qeyb galay Xafladda Xiritaanka Shirka dib u heshiisiinta...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo kala duwan la qaatay ka qayb galayaasha Shirka dib...
Muqdisho-(SNTV)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh oo maalintii labaad ku sugan Magaalada Baydhaba ee Xarunta ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur...
Ciidamo Cusub Oo Gaaray degmada ceelberde gobolka bakool. (Sawiro).
Degmada Ceelberde Gobolka Bakool waxa ka socda diyaargarow cadowga argagaxisada alshabaab looga xureynayo deegaanada gobolka bakool oo 10 sano ka hor jid gooyo aay...
[DHAGEYSO]Guddoomiyaha Deegaanka Yeed oo dhawaan Argagixisada Al-shabaab weerartay oo sheegay in qasaaro badan uu...
MUQDISHO-23-7-2022-:Guddoomiyaha Deegaanka Yeed ee gobolka Bakool ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Abdisalaan Duwane Cumar ayaa waxa uu faah-faahin ka bixiyey dagaalo culus oo sadax...