Wareysi Gaar ah

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO TABABAR USOO XIRAY SARAAKIIL IYO SARAAKIIL XIGEENNO KA TIRSAN CXDS

Muqdisho, Luuliyo 31, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tababbar u soo xiray Dufcadda 4-aad ee Layli Sarkaal iyo Dufcadda...

Gudoomiye ku Xigeenka 2aad Golaha Shacabka Oo Isbitaalada Ku Booqday Dhaawacyadi Marka. (SAWIRO)

Guddoomiye kuxigeenka labaad ee golaha shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshir (Abshirow) oo ay wehliyaan xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ayaa maanta booqday qaar ka...

DHAGEYSO:Argagixisada Al-Shabaab oo dadka reer Ceelbuur kala wareegtay isbitaal ay dhowaan ku dhisteen olole isku tashi ah.

MUQDISHO-JUUN20-6-2022:Kooxda Argagixisada ah ee Al-Shabaab ayaa si xoog ah kula wareegtay isbitaalka guud ee degmada Ceelbuur, halkaas oo ay dhigeen dhaawacyo aad u badan...

DHAGEYSO: Laamaha Amniga oo Degmada Deyniile ku qabtay Dhagarqabayal ka danbeeyey qarax shalay halkaas ka dhacay.

Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa xalay howlgalo dad badan lagu qabtay waxa ay ka sameeyeen xaafada Kordamac ee Degmada Deyniile Ee Gobolka Banaadir.     Gudoomiyaha Degmada Deyniile...

DHAGEYSO:Waxaa Maanta Deegaanada Puntland ka bilaabanaya imtixaankii shahaadiga ah ee fasallada 8aad iyo 12aad.

Guud ahaan Degmooyinka iyo deegaanada maamulka puntland  ayaa waxaa  maanta looga Fadhiisanayaa imtixaanka shahaadiga ah ee Fassalada 8aad iyo 12aad ee dugsiyada sare iyo...

Ugu Akhris Badan