Golaha shacabka oo ansixiyey xeerka xubinimada Midawga Baarlamaanada Africa

Kulanka golaha shacabka JFS ayaa maanta lagu ansixiyey hab maamuuska xeerka lagu aas asay Baarlamaanada Midawga Africa, kaas oo Soomaaliya ay xubin ka tahay. 141-Mudane...