Puntland
Madaxweyne Xasan oo Lakulmay Wasiirada Waxbarashada Maamulada.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiirrada Waxbarashada heer Federaal iyo heer Dowlad-goboleed ee dalka ayaa kala...
Madaxweynaha Puntland Oo Magacaabay Wasiiro Cusub.
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 59 ee 23da Sibteembar 2022 kuna magacaabid Wasiiro ka tirsan Golaha Xukuumadda...
Madaxweynaha Qaranka oo gaaray Puntland .
Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaardhow gaaray magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland.
Wafdiga Madaxweynaha jamhuuriyadda waxaa Garoonka diyaaradaha Jeneraal Maxamed Abshir ee...
Gudoomiye Ku Xigeenka 1-aad Golaha Shacabka Oo Gargaar Gaarsiisay Puntland.
Guddoomiye ku-xigeenka 1-Aad ee Golaha Shacabka BJFS Marwo Sadia Yaasin Samatar ayaa Maanta gaartay Magaalada Garoowe Ee Dawlad Gobaleedka Puntland.
Waxaa Garoonka Magalada Garoowe ku...
Shir ku saabsan Amniga Puntland iyo Galmudug oo Lagu Qabtay Deegaanka Gobsho ee Gobolka Mudug.+SAWIRO”.
Kulan looga hadlayay Amniga ayna Goobjoog ka ahaayeen Masuuliyiinta Galmudug, Puntland iyo Saraakiisha Ciidanka oo lagu qabtay Deegaanka gobsho ee Gobolka mudug.
Kulankaan oo looga...