Waxaa si rasmi ah loo soo gabagabeeyay Shirweynihii dhameystirka Dowlad Goboleedka SSC-Khaatumo iyo ansixinta dastuurka dowlad goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya.Munaasabadda oo ka dhacday magaalada Laascaanood,...
Barnaamijka Weydii Dhakhtraka ee SNTV waxaa marti ku ah Dr Axmad Fartaag oo ka howlgala Isbitaalka Tamaam ee magaalada Muqdisho.
Dr Axmad Fartaag ayaa barnaamijkan kaga...
Muddo Laba Maalin Ah ayaa dib Loo dhigay Ciyaarta finalka Galmudug iyo Hirshabele oo lagu madalsanaa Berri oo sabti ah,Waxaana la ciyaari doonaa Maalinta...