Amniga

Wasiirka Amniga XFS oo guddoomiyey Shir dhex maray Dawladda iyo Beesha Caalamka

Muqdisho (SNTV)- Wasiirka Amniga gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Isloow ayaa maanta guddoomiyey Shir dhex maray Dawladda Federaalka iyo Beesha Caalamka, kaasi...

Gen. Zakia oo ka warbixisey Howlgaladii ugu dambeeyey ee Muqdisho ka dhacay iyo Waxyaabihii kusoo Kordhay

Muqdisho (SNTV)- Taliye Ku-xiggeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Zakia Xuseen Axmed oo Shir jaraa’id ku qabatay magaaladda Muqdisho ayaa Warbaahinta uga Warbixisay Howlgalada...

Taliska Ciidanka Booliska oo sheegay in 23 Askari loo xiray arrimo Musuq-maasuq la Xiriira.

Muqdisho (SNTV)- Taliye Ku-xiggeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Zakia Xuseen Axmed oo maanta shir jaraa’id ku qabatay Xarunta Taliska Booliska ayaa Warbaahinta uga...

Ciidamada Amniga oo hawlgal ka fuliyay deegaanka Awdheegle ee Gobolka Shabeelada hoose

Marka (SNTV)- Ciidamada amniga ayaa howlgal si wanaagsan loo diyaariyay ka fuliyay deegaanka Awdheegle oo ka tirsan Gobolka Shabeelaha hoose. Hawlgalka oo dhacay habeenimadii 30-ka...

Guddoomiyaha Gobolka oo ka warbixiyey hawlgallo amni oo ka bilaabmaya Muqdisho

Muqdisho, Maarso 31, 2019; Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) oo shir jaraaid ku qabtay Xarunta Dowladda Hoose ee...

Ugu Akhris Badan