Amniga

Ciidamada amniga oo la wareegay keydkii hubka Alshabaab

Muqdisho (SNTV)- Taliye ku xigeenka Booliska Soomaaliyeed Jen. Zakiya Xuseen Axmed ayaa sheegtay in howlagaladii ugu dambeeyay ee laga sameeyay duleedka Muqdisho iyo qeybo...

Golaha wasiirada oo markale ka shiray Amniga dalka

Muqdiso (SNTV)-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay Muqdisho ku yeesheen Kulan aan caadi ahayn oo looga hadlay xaaladda amniga dalka.   Shirka oo uu...

Ciidamada Amniga oo xiray hawlwadeen argaggixiso oo Gawaarida ku xira Qaraxyada

Muqdisho (SNTV)-Howlgal ay Ciidamada Amnigu fuliyeen shantii bushan April ayaa lagu soo qabtay Hawlwadeen argaggixiso ,kaas oo ahaa mid argaggixisada u qaabilsan ku xirista...

Shirka Tubta Gobolka Banaadir oo looga hadlay Ammaanka Caasimadda iyo awoodsiinta Dhalinyarada

Muqdisho (SNTV)– Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eg.Yarisow) ayaa guddoomiyey Shirka Tubta Gobolka Banaadir oo looga hadlay Qorshaha Amniga Caasimadda,...

Janaraal Zakia’Waxaan xaqiijinnay in ay jiraan dhaawacyo 8 ah, ma jiraan ilaa iyo hadda wax dhimasho ah”

Muqdisho (SNTV):- ;Taliye Ku-xiggeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Zakia Xuseen Axmed oo Shir jaraa’id ku qabatay magaaladda Muqdisho ayaa sheegtay in gaariga qarxay...

Ugu Akhris Badan