Wasiirka Amniga XFS oo guddoomiyey Shir dhex maray Dawladda iyo Beesha Caalamka

Date:

Muqdisho (SNTV)- Wasiirka Amniga gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Isloow ayaa maanta guddoomiyey Shir dhex maray Dawladda Federaalka iyo Beesha Caalamka, kaasi oo looga hadlay arrimo dhowr ah.

Shirkaan ayaa Waxaa looga hadlay Horumarinta Amniga guud ee dalka iyo Kaalinta Beesha Caalamka ay ka qaadan karto arrimaha Ammaanka iyo dib u dhiska Ciidamada qalabka sida. 

Sidoo kale Shirkaan dhex maray Dawladda Soomaaliya iyo Beesha Caalamka ayaa lagu taageeray qorshaha Dawladda ee dib u habeynta Ciidamada.

“Waxaan maanta guddoomiyay shir dhex maray Dawladda Federaalka Soomaaliga iyo Wakiilada Beesha Caalamka oo looga hadlayay Horumarinta Amniga Guud ee Dalka Somalia iyo kaalinta beesha Caalamka, iyadoo lagu taageeray qorshaha Dowladda ee dib u habeynta Ciidamada” Ayuu yiri Wasiir Ducaalle.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

2026 World Internet Conference Wuzhen Summit to Focus on AI Openness and Global Cooperation

The World Internet Conference International Organization held a press...

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...