Amniga

Golaha Wasiirrada oo Shir Ka Yeeshay Adkaynta Amniga Dalka

Sabti, Maarso 30, 2019 –Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa Guddoomiyay shir aan Caadi ahayn oo golaha wasiirradu ka yeesheen...

Ciidamada amniga oo bur buriyay saldhig maleeshiyada Al-Shabaab ku lahaayeen Gobolka Sh/hoose

Muqdisho (SNTV):- Ciidamada amniga ayaa bur buriyay saldhig maleeshiyada Al-Shabaab ku lahaayeen Gobolka Shabeelaha hoose,halkaasi oo ay ka soo abaabuli jireen falal guracan oo...

Horjoogihii Al-Shabaab ee Gobolka Shabeelaha Hoose iyo Waardiyihiisii gaarka ahaa oo isku soo dhiibay Ciidanka Xooga dalka

Muqdisho (SNTV):- Horjooge sare oo ka tirsanaa maleeshiyada argagixisada ah ee Alshabaab iyo Waardiyihiisii gaarka ahaa ayaa isu soo dhiibay Ciidammada Xoogga Dalka soomaaliyeed,...

Ciidamada Amniga oo aad u adkeeyey Amaanka Caasimadda

Muqdisho (SNTV) Amniga caasimadda ayaa aad loo adkeeyay, si looga gaashaanto qaraxyada argagixisadu ay la beegsanayaan dadka rayidka ah. Ciidammo dheeriya ayaa la soo dhigay magaalada...

Howlgal Amniga lagu xaqiijinayey oo laga sameeyey wadada xiriirisa Muqdisho iyo Walaweyn

Walaweyn (SNTV) Howlgalkaan oo lagu xaqiijinayay Amniga Wadada dheer ee xiriirisa Magaalada Muqdisho iyo degmada Walaweyne ee Gobalka Sh/hoose ayaa Ciidamada komaandooska ee Xoogga dalka...

Ugu Akhris Badan