Aqalka Sare

Aqalka sare oo ansixiyay hindise sharciyeedka la dagaallanka argagixisada

Sanatarrada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyay hindise sharciyeedka la-dagaallanka Argagixisada oo horey uga soo gudbay Golaha Shacabka. Hindise sharciyeedka la-dagaallanka Argagixisada ayaa...

Soomaaliya oo xubin ka noqday Ururka Xoghayayaasha Guud ee Baarlamaannada Aduunka

Xoghayaha Guud ee Aqalka Sare Baarlamaanka JFS, Mudane, Cabdinaasir Ibraahim Guuleed ayaa ka qeyb galay kulanka guud ee Xoghayayaasha Baarlamaannada Adduunka oo ka dhacay...

Aqalka Sare oo Ansixiyay Hindise Sharciyeedka Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Dadweynaha

Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha Aqalka sare Senator Cali Shacbaan Ibraahim ayaa maanta guddoomiyeyay shir ay golahu ku ansixiyeen hindise sharciyeedka Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta...

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Hindise Sharciyeedka Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Hindise Sharciyeedka Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed iyo Hindise Sharciyeedka lagu hagayo nidaamka maaliyadeed ee...

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Xildhibbaan Jibril Abdirashid Haji Abdi, ayaa maanta hor-tegay Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare...

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Xildhibbaan Jibril Abdirashid Haji Abdi, ayaa maanta hor-tegay Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare...

Ugu Akhris Badan