Hirgalinta xarumo looga talagalay horumarinta waxbarashada culuumta diinta islaamka oo Gaalkacyo ka socanaya

Muqdisho-Juun-28-6-2022-:Xaruntaan oo qeyb ka Ah xarumaha loogu talagalay sare u qaadista Barashada culuumta diinta islaamka isla markaana dhismaheeda ay si isxilqaan ah uga qeyb...

Guddoomiyaha Golaha shacabka BFS oo kulan la qaatay qaar ka mid ah guddoomiyayaasha Baarlamaannada...

MUQDISHO JUUN 27,2022;Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe oo uu weheliyo guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee Golaha Shacabka...

Wariyaal ku dhaawacmay qarax ka dhacay Duleedka Magaalada Baladweyne

MUQDISHO-JUUN-27-6-2022-:Khaalid Maxamuud Cusmaan (Ilkacase) oo ah agaasimaha Idaacadda maamulka HirShabeelle ee Gobolka Hiiraan iyo Weriye Cabdikariin Shabeelow oo ka mid shaqaalaha Telefishinka HirShabeelle ayaa...

Madaxweyne Ahmed madoobe oo gaaray Magaalada Dhoobley ee gobolka Jubbada hoose.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Axmed Madoobe) ayaa maanta gaaray magaaladda Dhoobleey ee gobolka Jubbada Hoose halkaasi oo dhawaan golaha wasiirada maamulkaasi ay...

SAWIRRO:Guddoomiye Cumar Filish oo guddoomiyey kulan looga hadlaayay u-diyaar garowga Todobaadka Xorriyadda ee 26...

MUQDISHO-JUUN-20-6-2022:Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta oo ay Taariikhda ku began tahay (Isniin 20 June...
video

DAAWO:Taliska Ciidanka Nabad galyada Wadooyinka Gobalka Mudug oo digniin adag u diray Darawalada gaadiid...

MUQDISHO-JUUN-20-6-2022-:Taliska ciidanka booliiska nabad galyada wadooyinka gobalka MudugĀ  ayaa sheegay in ciqaab adag ay la kulmi doonaan gaadiidka lagu qabto iyagoona wadan taraakiida aqoonsiga...

Maamulka Gobalka Mudug oo gacanta ku dhigay ehelada eedeysanayaal loo heysto dil kadib markii...

MUQDISHO-JUUN-20-6-2022-:Maamulka Gobalka Mudug oo gacan ka helaya ciidamada nabad sugida iyo Booliiska gobalka Mudug oo maal-mahaanba waday dadaalo la xariira sidii gacanta loogu soo...

Madaxweyne Hassan Sheikh Maxamuud oo caawa gaaray magaalada Abu Dhabi ee caasimadda dalka Isu-tagga...

MUQDISHO-JUUN-19-6-2022:Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Abu Dhabi ee caasimadda dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta. Madaxweynaha oo...

Duqa Degmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Sheikh Hassan oo booqday xarunta maktabadda Guud ee Degmada Gaalkacyo.

MUQDISHO-JUUN-2022:Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Sheikh Hassan Oo uu wehliyo lataliyaha waaxda arimaha bulshada Maamulka Dowladda hoose ee degmada Gaalkacyo ayaa galabtay booqday xarunta...

Madaxweyne Hassan sheikh Maxamuud oo u Ambabaxay Dalka Imaaraadka Carabta.

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO BOOQASHO RASMI AH UGU AMBABAXAY ISU-TAGGA IMAARAADKA CARABTA Muqdisho, Juun 19, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud...