Iyadoo la fulinayo amarkii Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ee ku aadanaa in Saraakisha Da’yar ee dalka loosoo tababaray ay ka...
Wasaaradda Amniga Gudaha dalka ayaa sheegtay in aan la qaban karin shirar aan fasax looga heysan wasaaradda amniga iyo maamulka gobolka Benadir.
Wasiirka Amniga Gudaha...