Wararka

Soomaaliya oo ka qayb gashay bandhigga Todobaadka dhaqamada oo lagu qabtay Masar+Sawirro

 Waxaa Todobaadkan Magaalada Qaahira ee caasimadda Dalka Masar lagu soo gaba-gabeeyay bandhigga dhaqannada Aradyda wax ka barata Dalkaasi oo ay Soomaalidana qayb ka tahay. Arday...

Shirkii Madasha Wasiirada Arrimaha Gudaha, Dib-u-heshiisiinta iyo gobolka Benaadir oo la soo xiray “SAWIRRO”

Shirkii 11 ee Madasha Wasaaradaha Arrimaha Gudaha, Dib u heshiisiinta iyo Gobolka Benaadir oo uu soo xiray Wasiirka arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u...

Sacuudiga iyo Imaaraadka oo Cambaareeyay Qaraxii Argagixiso ee Muqdisho

Dalalka Sacuudi Carabiya iyo Imaaraadka Carabta ayaa  si xoog leh u cambaareeyay  qaraxii argagixisadu shalay ka geysteen magaalada Muqdisho. Bayaan ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha...

Safaaradda Jamhuuriyadda Jabuuti ee Suudaan oo baroordiiq u sameysay Ra’sul Wasaarahii hore Barkhad Gurad Xamaadu oo geeriyooday(Sawirro)

Safaaradda Jamhuuriyadda Jabuuti ee ku leedahay Dalkane Suudaan ayaa muddo 3maalin ah oo baroordiiq ah u sameysay Ra”sul Wasaarahii ugu waqti dheeraa ee soo...

Xaliima yareey oo ka hadashay nooca doorashada ka dhacaysa Dalka 2020-ka

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka Soomaaliya ayaa sheegya inay aad ugu kalsoonyihiin ka Guddi ahaan shaqada ay qabteen, iyadoo tilmaantay in wixii...

Ugu Akhris Badan