Wararka

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay Sawaariikhdii lagu ridey Riyadh (Dhageyso)

Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Sacuudiga Mudane Daahir Maxamuud Geelle oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in dowladda Sacuudiga ay ka hortagtay...

Cornerl Kofi oo kormeerray xarunta hey’adda socdaalka Dubai

Agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya G/Sare Maxamed Aadan Koofi oo maalmahaan safar shaqo ku marayey wadamo ka tirsan dalalka Khaliijja ayaa...

Turkiga oo lagu qabtay Bandhig ku saabsan Hidaha iyo Dhaqanka Soomaaliya+sawirro

Magaalada Ankara ee dalka Turkiga ayaa  lagu qabtay Bandhig  Dhaqameedka Hidaha iyo Dhaqanka Soomaaliyeed oo ay halkaasi ku soo Bandhigayeen  Ururka ardayda wax ka...

Mooshinkii  laga keenay guddoomiyaha golaha shacabka oo Sabtiga loo fariisan doono (Akhriso)

Wargelin ka soo baxdey Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee  golaha shacabka ayaa lagu shaaciyey Mooshinkii laga soo gudbiyey Guddoomiyaha golaha shacabka mudane Maxamed Sheekh...

Wasiirka Caddaaladda oo furay shir ku saabsan Caddaaladda dalka ( Sawirro)

Wasiirka Cadaalada X. F. Soomaaliga ayaa maanta Muqdisho ka furay shir looga hadlayo dib u eegista barnaamijka Cadaaladda Soomaaliya. Shirkan oo ay soo qabanqaabisay wasaarada...

Ugu Akhris Badan