Wararka

R/wasaare Khayre oo balanqaday in dowladdu ay daryeel u fidin doonto dadka dhaawacyada culus uu ka soo gaaray qarixii shalay

R/wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayrre ayaa ka tacsiyeeyay dadkii ku geeriyooday  qaraxi ka dhacay afaafka hore ee Hotel Wehliye. “Aniga oo ku...

Shirka Goloha Wasiiradda oo looga hadlay Dib-u-eegista Hannaanka Cadaaladeed ee Soomaaliya,

 Shirka Shalay  ee Goloha Wasiiradda Soomaaliya ayaa maanta looga hadlay Dib-u-eegista hannaanka Cadaaladeed ee Soomaaliya, Dhaqaalaha, Amnigga, Ansixinta heshiisyada Soomaaliya iyo Turki iyo Doorashooyinka...

Qarax Geystay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Waddada Maka Al-Mukarrama.

Qaraxan oo loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyey ayaa ku qarxay agagaarka Hotel-Wehliye  ee Wadada  Maka Al-mukarrama. Qaraxa oo dhacay xilli galab ah...

Wasiirka arrimaha gudaha XFS oo furay shirka Madasha hanaanka Qaran ee Dowladdaha hoose “Sawirro”

Shirkan ayaa waxa diiradda lagu saarayaa  hormarada iyo caqabadaha dhismaha dowladdaha hoose iyo dib u heshisiinta, waxaana ka qeyb galaya wasiirada Arrimaha Gudaha, Dib...

Ugu Akhris Badan