Wararka

Dagaal culus oo Maleeshiyada Al-shabaab iyo dad shacab ah ku dhex maray G Mudug

Dagaal u dhaxeeya Maleeshiyada Alshabaab iyo dadka deegaanka ayaa ka dhacay Tuulada Caad oo hoos timaada degmada Xarardheere ee gobolka Mudug. Maleeshiyada Al-shabaab ayaa xalay...

Wadfi ka socda Dawladda Qatar Oo Qiimayn Ku Sameynaya Dekadaha Soomaaliya Ayaa la Kulmay Ra’iisul Wasaare Khayre

Muqdisho, July 03, 2018 –Wafdi ka socda dawladda Qatar oo maanta soo gaaray Caasimmadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa kulan la yeeshay Ra'iisul Wasaaraha Xukuummada Federaalka...

Qodobo laga soo saaray Shir looga hadlayay arrimaha maalgashiga dalka oo Muqdisho ka dhacay

Muqdisho(SNTV) Kulankaan maanta ay iskugu yimaadeen xubnaha guddiga maalgashiga shesheeye ayaa looga doodey 4 qodob oo muhiim u ahaa fadhigoodan oo bishiiba mar qabsooma,waxaana ka...

R/wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Wafdi ka socda dowladda Qadar

Muqdisho(SNTV) Mas’uuliyiintaan oo ka socotay Wasaaradda Dekadaha dowladda Qatar ayaa waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyey Wasiirka dekadaha iyo Gadiidka Badda Soomaaliya iyo...

Guddoomiyaha G/Banaadir oo xariga ka jaray Saldhigga Degmada Boondheere

Muqdisho(SNTV) Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xariga ka jaray Saldhigga degmada Boondheere oo dib-u-dhis ballaaran lagu sameeyey,...

Ugu Akhris Badan