Wararka

Robert Mugabe oo hadal layaab leh jeediyay xilli ay berri doorasho ka dhici doonto Zimbabwe

29, JULY, 2018, Muqdisho (SNTV) Madaxweynihii hore ee dalka Zimbabwe Robert Mugabe ayaa qabtay shirjiraa'id oo uu kaga hadlayo Doorashooyinka guud ee lagu wado...

Falastiin Iyo Israaiil oo laga dhex wado dadaalo xabad joojin

Isku duwaha wada hadalada  Nabadeed ee Qaramada Midoobay  ay u xilsaartay Arimaha Barig Dhexe  ayaa Mudooyinkaan falastiiniyiinta iyo israel  ka dhexe waday wada hadalo ...

Soomaaliya oo safaarad ku yeelanaysa Eritrea.

Madaxwaynaha JFS mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Eritrea ayaa kulan la yeeshay madaxwaynaya dalkaas Isaias Afwerki, waxaana ay...

Garowe oo lagu soo dhaweyay Ra`iisul wasaare Xasan Cali KHayre

waxaa si hare sare ah lagu soo dhaweyay magaalada Garowe ee xaruunta maamullka Puntland  Ra’iisul wasaaraha dalka Xasan Cali KHayre iyo wafdi u hoggaminayo...

Guddoomiye Yariisow oo sheegay in labaahiyo awoodda maamulka degmooyinka

Guddoomiyaha  Gobolka ayaa tilmaamay in mudnaanta ay siinayaan maamulka Gobolku kor u qaadista aqoonta iyo khibradda maamul ee masuuliyiinta iyo shaqaalaha degmooyinka Gobolka Banaadir,...

Ugu Akhris Badan