Wararka

Ciidanka Asluubta oo daryeel u sameynayo caruurta ku dayacan Muqdisho

Muqdisho (SNTV) Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed ayaa dhalinyaradan waxyaabaha maanka dooriya isticmaalayay oo gaaraya 25 ka aruuriyey Isgoyska Celgaabta iyo Suuqa Xamar wayne, si daryeel iyo...

Xukuumadda Soomaaliya oo daah-furtay habka Mideynta Canshuurta

Muqdisho (SNTV) Kulankaan wadatashiga ah ayaa ahaa mid looga hadlayey habka Mideynta Canshuuraha Dalka iyo ka doodista Canshuuraha laga qaado shaqaalaha iyo macaashka ganacsiga iyo...

Rugta Ganacsiga Soomaaliya oo soo dhaweysay ka mid noqoshada COMESA

Muqdisho (SNTV) Guddoomiye ku xigeenka Rugta Ganacsiga iyo warshadaha Soomaaliya Cabdiraxmaan Cabdullaahi Aadan Galaambi oo shir jaraa’id ku qabtay maanta magaalada Muqdisho ayaa u mahad-celiyay...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Shir-gudoomiyay Kulan Looga Hadlay Horumarinta Hawlaha Dekadda Muqdisho

Muqdisho(SNTV):- Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuummadda Federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta shir-gudoomiyay kulan looga hadlayay sidii horumarin loogu samayn lahaa shaqada dekadda...

Shir ku saabsan dhibta Gudniinka Fircooniga ah oo Muqdisho ka furmay

Shirwayne caalami ah oo looga hadlayey qattarka gudniinka gabdhaha gaar ahaan kan fircooniga ah ayaa maanta lagu qabtay magaalada muqdisho, Shirka oo ay soo qabanqaabisay...

Ugu Akhris Badan