Wararka

Shir looga hadlayo wadasheynta Hay’adaha ka shaqeeya Barxuduudeedka dalka oo Muqdisho ka furmay

SNTV:-Wasiiru dowlaha  wasaaradda Amniga gudaha Xildhibaan Maxamuud Maxamed Buunow ayaa furay Shirka xoojinta wadashaqeynta Hay’adaha ka howlgala Irdaha Dalka laga soo galo lagana baxo (...

Belgium oo Visa ku dhufaneysa Baasaboorka Soomaaliga

Dowladda Belgium ayaa ku dhawaaqday in ay si rasmi ah u aqoonsatay baasaboorka Soomaaliga oo ay shaabbada fiisooyinka ku bixin doonto. Qoraal maanta lagu...

Shir Madaxeedka Carabta oo ka furmay magaalada Tunis ee dalka Tunisia

Muqdisho (SNTV):- Shir madaxeedka Carabta ee caadiga ah meertadiisa soddonaad ayaa maanta ka furmay magaalada Tunis ee caasimadda dalka Tunisia,waxaana ka qeyb galaya Boqorrada,...

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo gaaray Baydhabo

Baydhabo (SNTV):- Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare  ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka...

Ciidamada Amniga oo hawlgal ka fuliyay deegaanka Awdheegle ee Gobolka Shabeelada hoose

Marka (SNTV)- Ciidamada amniga ayaa howlgal si wanaagsan loo diyaariyay ka fuliyay deegaanka Awdheegle oo ka tirsan Gobolka Shabeelaha hoose. Hawlgalka oo dhacay habeenimadii 30-ka...

Ugu Akhris Badan