Wararka

Sabiid,Janno adduun oo argagixisadu ba’sadeen

Sawirkani waa qeyb ka mid ah deegaanka Sabiib ee gobolka Shabeellada hoose ee shalay laga xoreeyay argagixisada Alshabaab. Waa deegaan dhul beereed ah oo laga...

Madaxweynaha Algeria oo ku dhawaqay in uu iscasilayo ka hore 28 Bisha April

Madaxweyne Algeria oo  isniinti  ballan qaaday inuu xilka iska casilayo ka hor inta uusan dhammaan muddo xileedkiisa ku eg 28 bishan April 2019. Sida lagu...

War-murtiyeed laga soo saaray Shirkii Wasaaradaha Waxbarashada Heer Faderaal iyo Goboleed

SNTV:-Kulankii Afraad ee ay yeesheen Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare iyo Wasaaradaha Waxbarashada Dowlad Goboleedyada ayaa lagu qabtay Magaalada Baydhabo, intii u dhaxeysay...

Kulan looga hadlayay Aminga oo logu qabtay Boosaaso

SNTV;-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni aya caawa qasriga Madaxtooyada Boosaaso kulan kula qaatay qaybaha kala duwan ee dhalinyarada gobolka Bari, gaar...

Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka oo ka hadlay dejinta ajandayaasha kulamada soo socda

SNTV:- Kulankii sedexaad ee Guddiga joogtada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaa shir guddoominayay Guddoomiyaha golaha shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan. Kulanka...

Ugu Akhris Badan