Wararka

Sawirro: Wasaaradda caafimaadka Galmudug iyo WHO oo dhakhaatiir tababar ugu soo gabagabeeyey Dhuusamareeb

Munaasabad lagu soo xirayay tababarka mudo sadax maalmood ah Dhuusamareeb uga socday, 42 xirfadle caafimad oo ka kala yimid xarumaha caafimaadka ee degmooyinka Galmudug,...

Guddiga doorashada heer federaal oo war ka soo saaray doorashada guddoonka guddiga Somaliland

Qoraal war-gelin ah oo ka soo baxay guddiga doorashooyinka qaranka ee heer federaal ayaa lagu shaaciyey in Sabtiga berrito ee 7-da Agoosto la qaban...

Sawirro: Madaxweyne Qoor Qoor oo maamuusay ardaydii kaalimaha hore ka gashay imtixaankii dowladda

Madaxweynaha Galmudug  Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa maanta xarunta madaxtooyada kulan soo dhaweyn iyo dhiirigelin ah kula yeeshay ardaydii Galmudug ee kaalmaha 1-aad,...

Guddoomiyaha Waajid “13 Al-Shabaab ayaa lagu dilay deegaano hoos taga Waajid”

Waxaa sii kordhaya khasaraha Al-Shabaab loogu geystay howlgal ay ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa daraawiishta Koonfur Galbeed ay si wada jir ah uga fuliyeen...

Xafiiska RW Rooble oo taageeray in Sabtiga la qabto doorashada guddonka guddiga Somaliland

War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Wasiiru dowlaha xafiiska Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu yiri, “Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha waxa uu adkeynayaa in doorashada...

Ugu Akhris Badan