Allaha u naxariistee waxaa caawa magaalada Muqdisho ku geeriyooday guddoomiyihii guddiga xalinta khilaafaadka ee doorashada Soomaaliya Cabdullahi Abyan Nuur.
Marxuumka ayaa goordhaw ku ku geeriyooday...
Cutubyo ka tirsan ciidamada militariga Mareykanka ayaa lagu soo warramay inay ka dageen garoonka diyaaradaha ee magaalada Kabul ee xaasimadda dalka Afgaanistaan, si ay...
Ciidamada daraawiishta Galmudug ee ku sugan deegaanka Cadakibir ee Gobolka Galgaduud ayaa iska caabiyay weerar ay galabta ku soo qaadeen kooxda argagixisada Shabaab, ayadoo...
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo tujiyey salaaddii Jimcaha ee maanta ayaa khudbadii Jimcaha ku dul istaagay fadliga bishaan iyo curashada sanadkaan cusub ee Hijriga...