Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka oo kulan layeeshay Madaxda Hya’adda Save the Children “SAWIRRO”

Date:

Agaasimaha Guud ee Wasaarada Caafimaadka Dr. Abdinasir Mukhtar Ibrahim ayaa maantay kulan isgu jira Isbarasho iyo Xog-isweydaarsi layeeshay Madaxda Hya’adda Save the Children.

Kulanka ayaa lagaga wada hadlay Arrimaha iskaashiga iyo xoojinta adeegyada Caafimaad ee ay taageerto Hay’adda Save the Children, gaar ahaan adeega caafimaadka ee hooyada iyo dhallaanka kaasoo ay in mudda ah kawda shqeynayeen labada dhinac. Hay’adda save the Children ayaa Balanqaaday inay xoojin doonto wadashaqeynta ay la leedahay Wasaaradda Caafimaadka.

Agaasimahaa Guud ayaa ugu dambeyntii uga mahadceliyay Hay’adda Save the Children wada shaqeynta dhaw ee ay la leeyihiin Wasaaradda Caafimaadka.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo la kulmay Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdullahi...

WARSAXAAFADEED: Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista Dastuurka (GMDHD)

Guddoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka (GMDHD),...

Ciidamada amniga oo Khaarijiyay horjooge ka tirsan Khawaarijta

Taliska La-dagaalanka Argagixisada ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo ka...

Xoghayaha cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga oo xilka la wareegay

Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xilka...