Wararka

Wasiirka caafimaadka oo ka warbixisay xaaladihii u dambeeyay dalka ee COVID-19

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 64 xaalado cusub oo COVID-19 ah 24-kii saac...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo oo u safray dalka UK

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa u ambabaxay magaalada London ee dalka Britain, Rooble ayaa halkaas uga qeyb galaya...

Qaramada Midoobey iyo Midowga Yurub oo war kasoo saaray dhacdooyinka ka socda Tuunis

Qaramada Midoobey ayaa ugu baaqday dhammaan dhinacyada siyaasiyiinta ee dalka Tuunis inay ka fogaadaan rabashad iyo in dalka uu galo fowdo. Afhayeenka xoghayaha guud ee...

Sarkaal ka tirsan booliska Soomaaliya qeybta Galmudug oo ka digay ciidanku siyaasadda ku milmo

“Hadaan ciidamada iyo saraakiisha booliska Soomaaliya, gaar ahaan qeybta Galmudug waxaa la rabaa inaan siyaasadda banaanka ka ahaano, sida uu Ra’iisul Wasaaruhu nafaray oo...

Yuusuf Dabageed oo Muqdisho kula kulmay wasiirrada iyo xildhibaanada ka soo jeeda HirShabeelle “SAWIRRO”

Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar ayaa kulan qada Sharaf ah maanta u sameeyay wasiirrada iyo xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka...

Ugu Akhris Badan