Tababar ku saabsan tayeynta Dowladda Hoose oo ka furmay Dhuusamareeb “SAWIRRO”

Date:

Wasiiru dowlaha ahna kusimaha Wasiirka wasaaradda arrimaha guddaha Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Dowlad goboleedka  Galmudug ayaa tababar  socondoona mudo 4 maalin ah uga furtay Degmada Dhuusamareeb shaqaalaha dowladda hoose ee degmada dhuusamareeb

Tababarkaan mudada uu  socdo waxaa lugu baran doonaa  nidaamka maaraynta  shaqaalaha Dowladda Hoose iyo siyaasadda shaqaalaha dowladda hoose

Wasaaradda arrimaha guddaha oo ka duulaysa waajibaadkeeda ku aadan tayeynta awoodaha maamul ee dowladaha hoose ayaa maalmahan ku howlan tababaro kor loogu qaadayo aqoonta iyo tayada Dowladaha Hoose.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Waxbarashada XFS oo Muqdisho ku soo dhaweeyay dhiggiisa Dalka Jabuuti

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda...

Wasaaradda Waxbarashada oo dib u dhistay Iskuulkii Farsamada Gacanta Maxamuud Axmed Cali ee degmada Kaaraan

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka...

Howlgal lagu dilay xubno ka tirsanaa Khawaarijta oo ka dhacay Shabeellaha Hoose

Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka oo kaashanaya saaxiibada...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqasho rasmi ah ku tegay Dalka Masar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...