Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo agaasime cusub u magacaabay madaxtooyada Qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Xuseen Sheekh Maxamuud xilka Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in...

Ra’iisul wasaare Rooble oo dalka dib ugu soo laabtay

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib socdaal 4 cisho qaatay oo uu ku tagay...

SAWIRRO:Maamulka Dhuusamareeb iyo bulshada magaaladaas oo deeq xoolo ah gaarsiiyey ciidamada qalabka sida.

Odayaasha dhaqanka iyo bulshada reer Dhuusamareeb ayaa deeq xoolo nool ah oo ay ugu talagaleen ciidamada qalabka ee ka qayb galay howlgalkii dhowaan ka...

SAWIRRO:Madaxweyne Hassan sheikh Maxamuud oo xilka si rasmi ah maanta ula wareegay.

Munaasabad Maanta ka dhacday Madaxtooyada Soomaaliya waxaa Madaxweynihii hore ee dalka  Ee xilka ka dagay Maxamed Abdullaahi Farmaajo Xilka si rasmi Ah ugu wareejiyey...

MADAXTOOYADA OO KEYD QARAN U DIIWAAN-GELISAY XOGTA WARBAAHINEED EE VILLA SOOMAALIYA.

Muqidsho, May 23, 2022; Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay iclaaminaysaa in xogta warbaahineed ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud lagala socon...

Ugu Akhris Badan