Wararka

Maxkamada Racfaanka Magaalada Hargaysa oo maanta Xukuno kala duwan ku riday Wariyaal ka howlgalayey Deegaanada Soomaaliland .

Wariye Cabdimaalik muuse coldoon oo Muddo xirnaa ayaa maanta  Maxkamadda Racfaanka ee Magalaada Hargeysa ku xukuntay laba sano oo xarig ah iyo saddex milyan...

SAWIRRO:Safiirka waddanka Germany ee Itoobiya, wakiilka hay’adda UNHCR ee Itoobiya oo maanta gaaray Magaalada Jigjiga .

Madaxweynaha Dowladd deegaanka Gobolka Soomaalida Itoobiya , mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa xarunta madaxtooyada kulan kula qaatay maanta  masuuliyiin ay hoggaaminayaan safiirka waddanka Germany...

Diyaargarowgii ugu dambeeyay ee xafiiska Villa-Soomaaliya  loogu wareejinayo Madaxweynaha Cusub ee dalka Hassan Sheekh Maxamuud oo socta.

Madaxtooyada Soomaaliya waxaa ka soconaya  u diyaargarowgii ugu dambeeyay ee xafiiska Villa-Soomaaliya  loogu wareejinayo Madaxweynaha Cusub ee dalka Hassan Sheekh Maxamuud.   Xaflada  xil wareejinta ayaa...

SAWIRRO:Wasiirka Caafimaadka Somaaliya oo magaalada Geneva uga qeygalaysa Shirweynaha Sanadlaha ah ee Hay’adda Caafimaadka Aduunka.

Wafdi ay hogaaminayso Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Dawladda Federalka Soomaaliya Dr.Fawziya Abikar Nur ayaa waxay ka qayb galayaan Shirweynaha Sanadlaha ah ee Hay'adda Caafimaadka...

Madaxweyne Biden oo booqasho dhaqaalaha la xiriirta ku tagey dalka Japan.

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa gaaray dalka Japan. Waa lugtii labaad ee booqashadan oo ah tii u horreysay ee Biden uu Asia ku tago...

Ugu Akhris Badan