Wararka

DHAGEYSO:Ciidamada amniga Galmudug oo baadi goob ugu jira maleeshiyaad dad shacab ah dilal ugu geystay Gobolka Galgaduud.

Laamaha Amniga Dowladda federaalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa maamulka galmudug ayaa Saakay Howlgalo amniga lagu xaqiijinayo waxa ay kawadaan deegaano katirsan waqooyiga Gobolka Galgaduud...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO MAGACAABAY AGAASIME KU-XIGEENKA GUUD EE MADAXTOOYADA.

Muqdisho, May 23, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareegto uu soo saaray waxaa uu Mudane Maxamed Amiin Sheekh Cusmaan...

Madaxweyne Ahmad Madoobe oo qaabilay madaxa Hay’adda Socdaalka aduunka ee IOM ee Soomaaliya.

Madaxweynaha maamul goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa caawa Xarunta Madaxtooyada maamulkaas ee Kismaayo ku qaabilay madaxa Hay’ada Socdaalka aduunka ee IOM ee...

SAWIRRO:Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho ugu tagay Madaxweyne Hassan sheikh Mohamud.

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqasho ugu tagay madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud oo maanta xafiiska la wareegay.   Raisulwasaraha...

SAWIRRO:Madaxweynaha Hiirshabelle oo kormeer dhanka amniga ah ku tagay deegaan Xebeedka Ceelmacaan.

Ceelmacaan: 23, May, 2022: Madaxweynaha Dowladd goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta gaaray deegaanka Ceelmacaan ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Madaxweynaha ayaa kormeerkiisa ugu...

Ugu Akhris Badan