SAWIRRO:Bulshada Magaalada  Cadaado oo maanta isugu yimid isku soobax roob Doon ah.

Date:

Bulshada Magaalada  Cadaado iyo maamulka Degmadaas ayaa  maanta isugu yimid isku soobax roob Doon ah oo alle uga  baryayeen  inuu la soo gaaro raxmadiisa xilli Abaaro iyo xaalado kale oo dhanka Nolasha ah ay ka jiraan degmadaas iyo deeganaada ku xeeran.

 

Isu soo baxaan waxaa ka qeybgalay  Guddoomiyaha iyo qeybaha kala dwuan ee Maamulka Degmadaas,Ardeyda Dugsi Qur,aanka Culumo owdiinka deegaanka iyo Boqolaal dadweyne Ah Oo ka kala yimid xaafadaha ay ka kooban tahay Magaalada cadaado ee Gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaliya .

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah iyo Xeer-nidaamiyeyaal Muhiim ah

Muqdisho, Khamiis, 05 Maarso 2026 – Golaha Wasiirrada ee...

Wasaaradda Warfaafinta oo soo dhaweysay Ansixinta  dhammeystirka Dastuurka JFS 

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya ayaa si diirran...

Wasaaradda Hawlaha Guud ee XFS oo soo dhaweysay ansixinta Dastuurka JFS

MUQDISHO | 05 Maarso 2026 – Wasaaradda Hawlaha Guud,...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Soo Dhaweysay Ansixinta Dhameystirka Dastuurka Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya ayaa soo...