Wasiirka Maaliyadda Soomaliya oo kulan dib-u-habaynta hannaanka dhaqaalaha Soomaaliya looga hadlayey la qaatay masuuliyiin katirsan Dowladda UK.

Date:

Wasiirka Maaliyadda Xukuumada Federaalka Soomaliya  Abdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta kulan la qaatay masuuliyiin katirsan Dowladda UK oo kala ah #Kate_Foster Safiirka UK ee soomaaliya  iyo Wakiilka Arrimaha Geeska Afrika iyo Badda Cas #Philip_Parham.

Wasiir Beyle ayaa masuliyiintaan kala hadlay sii wadidda taageerada horumarineed ee Maaliyadda iyo dib-u-habaynta hannaanka dhaqaalaha Soomaaliya.

Qoraal uu soo saaray Wasiirka maaliyadda kualnakaana uga hadlayey ayaa u qornaa Sidan.

 

Waxa aan kulan muhiim ah la qaatay masuuliyiinta Dowladda UK oo kala ah #Kate_Foster Safiirka iyo Wakiilka Arrimaha Geeska Afrika iyo Badda Cas #Philip_Parham.

Waxa aan ka wadahadlanay sii wadidda taageerada horumarineed ee Maaliyadda iyo dib-u-habaynta hannaanka dhaqaalaha Soomaaliya.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale