Amniga

Burcad isugu jiro Ciidan iyo Maleeshiyo oo la xukumay.

Muqdisho (SNTV)- Taliska  Ciidamada Xoogga Dalka ayaa dadaal ugu jiray sidii la isugu furi lahaa waddooyinka gobalka Shabeelada Hoose oo la sheegay in dhaweydba...

War-Murtiyeed Wadajir ah Beesha Caalamka oo Soomaaliya ku taagertay Dib-u-hayebynta Hay’adaha Ammaanka

Muqdisho, 26 Maarso 2019 – Qaramada Mudoobay, Midowga Afrika,  Midowga Yurub, Ingiriiska, iyo Mareykanka ayaa soo dhoweeyay hal-abuurka ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ee...

LABA KA TIRSAN MALEESHIYADA DAACISH OO LA XUKUMAY

 Muqdisho (SNTV)-Xuseen Cali Maxamed Muudey oo magiciisa afarashadu yahay  Suheyb iyo Cabduqaadir Xaafid Xaaji Cali  oo magiciisa afgarashadu yahay Qudaama ayaa loo heystaa kamid...

Guddoomiye Tuulax oo xalay kormeeray hanaanka suggida ammaanka Degmada Wadajir

Mogadisho (SNTV):-Gudoomiye Ku-xigeenka dhanka ammaanka iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed C/laahi Tuulax ayaa xalay kormeer ku sameeyay hanaanka loo suggo ammaanka Degmada Wadajir. Gudoomiye Tuulax oo...

Ciidamada Amniga oo gacanta ku soo dhigay Horjooge kooxeed ka tirsan Amniyaatka Alshabaab

Muqdisho (SNTV):-Howlgal qorshaysan oo ka dhacay Muqdisho 21-kii Bishan ayay Ciidamada Amniga ku soo xireen Horjooge kooxeed ka tirsan Amniyaatka Argagixisada Alshabaab, waxuuna ahaa...

Ugu Akhris Badan