Amniga

Guddoomiyaha Degmada Marka oo Shacabka ka codsaday in ay ka qeybqaataan Ciribtirka Al-Shabaab

Muqdisho-(SNTV)-Guddoomiyaha cusub ee Degmada Marka , C/llaahi Cali Axmed (Waafoow), ayaa sheegay in tallaabooyinka ugu horreeya ee uu qaadi doono ay tahay sidii Al-Shabaab...

Sheekh Kenyaawi oo Muxaadaro Wacyi-gelin ah u jeediyay Ciidamada Xoogga Dalka

Muqdisho (SNTV):-Sheekh Maxamed Ibraahim Kenyaawi oo ka mid ah culumaa’udiinka soomaaliyeed ayaa Maanta waxaa uu booqasho ku tagay xarunta Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed...

Garoonka Aadan Cadde oo loo sameeyey Ciidan loogu talagalay badbaadinta dadka ku hafta biyaha badda

Muqdisho (SNTV) Ciidankan loo tababaray badbaadinta dadka ku hafta biyada badda oo loo sameeyay Garoonka Aadan Cadee tan iyo Bur burkii Dowladdii dhexe ee Soomaaliya...

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo ka hadlay Tiro koobka Ciidanka iyo halka uu marayo.

Muqdisho (SNTV)-Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Sarreeye gaas Daahir Aadan Cilmi Indha qarshe oo ka hadlay Tiro koobka lagu wado Ciidanka Xoogga ayaa sheegay...

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida oo Xukun dil ah ku riday Dhagar qabayaal Qaraxyo iyo Dilal geystay

Muqdisho (SNTV)- Maxkamada Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa Saaka Xukun Dil ku riday Canshuur Cismaan Abuukar Cumar (Asad) 23jir ah iyo Max’ed Cali Boorow Aadan...

Ugu Akhris Badan