Amniga

Raa’sulwasaare kheyre “waa in ahmiyad kowaad la siiyo amniga”

Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa ugu baaqay Taliyeyaasha cusub ee Ciidamada iyo Wasiirada iney ahmiyadda Koowaad siiyaan Arrimaha Amniga,isagoona sheegay...

Ciidamada amaanka oo ka hortagey weeraar argagaxiso damacsanayeen

Wasiirka amniga xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Isloow  ayaa xaqiijiyay in la soo afjaray howlgalkaasi, islamarkaana ciidanku ay dileen ilaa 5...

Wasiirka Gaashaandhiga XFS oo tababar u soo xirey ciidanka ilaalada madaxtooyada

Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa magaalada Muqdisho maanta tababar ugu soo xiray Cutubyo ka tirsan Ciidamada Xoogga dalka...

Agaasimaha cusub ee Nisa oo si rasmi ah xilka kala wareegey agaasimahii hore

Munaasibad ballaaran oo si heersare ah loo soo qabanqaabiyay oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ayuu si buuxda xilka kula wareegay Agaasimaha cusub ee...

Ciidamada Police-ka Soomaaliyeed oo soo qabtey rag lagu edeyey in ay ka ganacsadaan waxyaabaha maanka dooriya

Howl galkani oo ay iska kaashadeen qeybta bari ee Booliska gobolka banadir iyo ciidamada xooga dalka aya lagu qabty 7 ragg ah oo isugu...

Ugu Akhris Badan