Amniga

Wasiirka Gaashaandhiga xukumada soomaaliya oo shaaciyay ciidamada Imaaraadka tabaray in dowlada la wareegtay

Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa sheegay in Ciidamada ay tababarka siisayaan Dowlada Imaaraadka si buuxda ula wareegi doonto Dowlada...

Cutubyo ka tirsan Ciidanka xoogga dalka oo tababar logu soo xiray Magaallada Muqdisho

Cutubyo ka tirsan ciidanka xoogga dalka oo Muddo Seddex Bilood ah Tababar Ciidan ku qaatay Dugsiga Tababarka ee Turki Som ayaa maanta waxaa Tababarka...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ballaaran ka bilaabay G/Shabeelada Dhexe

Howlgal ballaaran oo ka dhan ah Maleeshiyada Alshabaab ayaa ka bilwoday deegaanno ka tirsan Gobolka Shabeelada Dhexe,iyadoo waqtiyadii ugu dambeeyey Ciidamo ka tirsan Xooga...

Maamulka hirshabelle oo hub ku wareejiyey ciidamada Amisom

Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa ku wareejiyay hub ay ciidamada dowladda Soomaaliya ay ka soo badbaadiyeen weerar gaadmo ah oo Jimcihii aynu ka soo gudubnay...

Milatari loo dhaariyey Difaaca dalka kaddib dhammaadka tababarkooda.

Ciidammadan waxaa lagu carbiyey xerada tababarrada ee Turky-Som xoogga dalka Soomaaliyeed ayeeyna qeyb ka yihiin dufcaddaan, kuwaas oo isugu jiro saraakiil dhallinyaro aqoonyahanno oo...

Ugu Akhris Badan