Amniga

ergo ka socda waaxda nabad gelyada ee Midowga Afrika oo uguurgalaayo nabad muqdisho ka jirta

Xubno ka socda waaxda nabad gelyada ee Midowga Afrika ayaa booqasho ku jooga Soomaaliya, iyagoo u kuurgalaya xaaladda ammaan ee Dalka iyo heerka uu...

 Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Shabeellaha hoose oo ka warbixiyey Howlgalo maalmaahaani socdey

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Shabeellaha hoose Mudane Ibraahim Aadan Najax ayaa ka warbixiyay howlgaladii ugu dambeeyay ee ciidamada Xoogga dalka ay ka sameeyeen Gobalka Shabeelaha...

Gen Muqtar Xuseen Afrax oo laba qeybood qeyb kamid ah Mushaarkiis ugu deeqay Agoonta Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed (sawirro)..

Kulanka todobaalaha  ah ee ciidamada Booliiska ayaa lagu qabtay Xarunta agoonta ciidamada Booliiska Soomaaliyeed. Xildhibaano ka tirsan Aqalka-Sare ayaa ka qeyb-galay munaasabaddan mooralkooda loogu dhisay...

Garsoore Soomaali ah oo loo doortay guddoomiyaha Maxkamadda adduunka ee Hague

Maxkamada Caalamiga ee Cadaalada ee ku taala Magaalada Hague ee Dalka Netherlands ayaa maanta u dooratay inuu noqday Madaxweynaha Maxkamadaas Garsoore Cabdiqawi Axmed Yusuf...

Madaxweyne Farmaajo oo u furay shirka golaha amniga Qaranka

Waxaa goordhow Magaalada Muqdisho ka furmay Shirka Amniga Qaranka oo u dhexeeya madaxda Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Dowlad Goboleedyada, waxaana looga hadlayaa Xaaladda guud...

Ugu Akhris Badan