DAAWO:Ciidamada Xoogga dalka oo Maleshiyaad katirsan Argagixisada Al-shabaab ku laayey gobolka Hiiraan.
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Saraakiil kale oo Maanta safar ku tagey Deeganka Goofgaduud Buurey ee Gobolka Baay.
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye guuto Odowa Yuusuf Raage iyo Saraakiil kale ayaa Maanta safar Howlo shaqo ah ku tagey Deeganka Goofgaduud Buurey ee Gobolka Baay.
DAAWO:Dowladda Soomaliya oo doomaha iyo maraakiibta yaryarka ah uga digtay inaysan tagin meelaha fog fog ee gudaha badda .
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha oo maanta safiirka mareekanka kala hadlay sida ay gacan uga geysan karaan Gurmadka Abaaraaha .
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Md Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la yeeshay Safiirka dowladda Mareykanka ee Soomaliya Larry Andre iyo madaxa hay’adda USAID Patrick Diskin.
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAR KALE KU BAAQAY IN GURMAD DEGDEG AH LALA GAARO DADKA AY ABAARUHU SAAMEEYEEN.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqday kaamamka barakacayaasha ee magaalada Baydhabo ayaa u kuurgalay xaaladda nololeed ee ay ku jiraan shacabka Soomaaliyeed ee ay waxyeelladu ka soo gaartay abaaraha ka jira dalka, biyo la’aanta iyo dhibaatooyinka ay argaggaxisadu ku hayaan dadka Soomaaliyeed.
Dowladda Soomaaliya oo maanta deeq raashin ah ku wareejisey guddiga gurmadka abaaraha ee maamulka hirshabeelle.
Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta Masiibooyinka XFS ayaa maanta deeq raashin ah ku wareeyjisey guddiga gurmadka abaaraha ee Maamulka Hirshabeelle.
Madaxweyne Hassan sheikh Maxamuud oo kulan la qaatay Dhalinyarada ku nool Magaalada Baydhabo.
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud Oo socdaal ku jooga KGS ayaa maanta kulan Isxog-waraysi ah la qaatay Dhalinyarada iyo Haweenka Ku nool Magaalada Baydhabo ee caasimada gobolka Baay.
SAWIRRO:Madaxweyne Hassan Sheikh Maxamuud oo maanta Booqday Kaamamka ay ku jiraan Dadka ay Abaartu Samaysay ee ku nool Magaalada Baydhabo .





DEG-DEG-Kulankii Golaha Shacabka Baarlamanka Soomaliya oo kooram La’aan u baaqday.
Kulankii Xildhibaanada Golaha Shacabka BFS ayaa u baaqday Maanta kooram La’aan, waxaana Gudoomiyaha Golaha Shacabka Sheikh Aadan Madoobe uu sheegay in Xildhibaanada badankood ay safaro ku Maqanyihiin sidaasna uu u baaqday shirkii Golaha maanta la filayey in uu qabsoomo.
SAWIRRO:Laamaha Amniga Degmada Deyniile oo xalay gacanta ku dhigay Dad isticmaalayey Maandooriyaal iyo Ciyaalweero.
Ciidamada Amniga Degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir sida Nabad sugida,Booliska oo kaa shanaya Maamulka degmadaas ayaa xalay Howlgalo dad badan lagu qabtay Waxa ay ka sameyeen dhamaan xaafadaha Degmadaas.
