Agaasimaha Guud ee Waxbarashada oo sharaxaad bixiyey sababta loo diiwaangalinayo Macallimiinta G/ Banaadir

Date:

Agaasimaha Guud ee Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Shiikh Nuur ayaa sharaxaad ka bixiyey sababta loo diiwaangalinayo Macallimiinta Gobolka Banaadir.

“Waxaa in Macalimiinta in diiwaan geliyo loo sameenayaa, Macalimiinteena dhamaantood waxay ka koobanyihiin kuwa leh qibrad mudo dheerleh, qaar qibradooda cusubtahay intaba way iskugu jiraan sidaas daraadeed waxaan rabnaa in aan ogaano Macalimiinta Gobalka Banaadir joogta imisa ayaa ka baxday Kulliyada waxbarashada oo heesata shahaado jaamacadeed, iyo in aan ogaano kuwa aan ka soobixin Kulliyada waxbarashada hadana macalin ah Una baahan in aan tababarno gaarsiinana in uu macalin buuxa noqdo si ay u soo baxaan arday tayeesan” ayuu yiri Agaasimaha Guud ee Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir.

Dadaalaakan cusub ayaa qeyb waxa ay ka noqonayaan qorshayaasha Duqa magaaladu ugu tala galay tayaynta Waxbarshada Gobolka Banaadir.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo magacawday Guddiga Farsamada ee Wada-hadalka iyo Dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS...

Madaxweynaha JFS oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay isimada Puntland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...

Wafdiga ka socday Jaamacadda Ummadda oo ka qeybgalay shirka Arrimaha Bariga Afrika

Wafdiga ka socday Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ee ka qeybgalay...

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Ruushka oo Waraaqaha Aqoonsiga u Gudbiyay Madaxweynaha Belarus

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Ruushka, ahna...