Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya oo lakulmay dhigiisa Turkiga

Date:

Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya Khaliif Cumar ayaa kulan la qaatay dhigiisa Turkiga Maxamed Mus labada mas,uul ayaa kawada hadlay xoojinta xiriirka Ganacsiga labada Dalka .

Dhibatadii ku dhacday Ganacsatada Soomaaliyeed ee Dalkan Turkiga ayay sidoo kale kawada hadleen waxana laysla gartay in Ganacsatada Soomaaliyeed culayska laga qaado loona fududeeyo sharciyada Ganacsiga .

Sidoo kale Ganacsatada ayaa loogu baaqay in ay Sharciga Ganacsiga ilaaliyaan, sidoo kale kulankan waxa qeeb ka ahaa Safiirka Safarada Soomaaliya ee Turkiga Jaamac Caydiid iyo Madaxa Ganacsiga safarada Mardiya Maxamed Cabdi.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah...

Wasiirka Warfaafinta XFS “Aqoonsiga Israel ee Somaliland waa xadgudub,waxaana u wajahaynaa si dublamaasi ah

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo la kulmay Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdullahi...

WARSAXAAFADEED: Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista Dastuurka (GMDHD)

Guddoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka (GMDHD),...