Wararka

Wasiirka Boostada & Isgaarsiinta oo soo dhoweeyay ansixinta Hindise-sharciyeedka Xeerka Isgaarsiinta Qaranka

(Jimce, 23 June 2017) Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknoolojiyada ayaa si weyn u soo dhoweeyay go'aankii ay Golaha Wasiirradu shalay ku ansixiyeen Hindise-sharciyeedka Xeerka...

Maxkamadda ciidanka Qalabka Sida oo Dignin u jeedisay ilaalada baabuurta saaran

Maxkamadda Darada Koobaad ee ciidammada Qalabka sida ayaa Digniin u jeedisay Ilaalada saaran Baabuurta Waddooyinka caasimadda Mara kuwaas oo ay cabashooyin adag ka soo...

tartamayaasha Shibis oo ku guuleystay Kaalinta saddexaad ee tartan cilmiyeedka

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii lixaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka, lagana dhageysto...

Guddiyada Joogtada ee Barlamaanka oo ka hadlay xilliga uu furmayo kalfadhiga Golaha

Kulankan Guddiyada joogtada ah ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ay maanta ku yeesheen xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho ayaa waxa ay uga hadleen dhowr...

Shirka Golaha Wasiirada oo lagu ansixiyey Sharciyada Isgaarsiita iyo La Dagaallanka Musuqmaasuqa

Muqdisho, 22 June 2017 —-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayey Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan...

Ugu Akhris Badan