Wararka

Safaaradda Jabuuti oo gabdhaha agoonta Boondheere u qeybisay dhar ay ku ciidaan

Safaaradda Jaabuuti ayaa maanta dhar ay ku ciidaan u qeybisay gabdhaha agoonta ah ee ku jira xarunta agoonta gabdhaha Boondheere ee Muqdisho Qunsulka safaaradda Jamhuuriyadda...

Wasiirka Dhallinyarada Soomaaliya oo ka tacsiyadeysay geerida Wasiirka Dhallinyarada ee Jubbaland

Wasiirka Dhallinyarada iyo cayaaraha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka tacsiyadeysay geerida Wasiirka Dhallinyarda  ee Jubbaland Sheekh Maxamed Yuusuf Aw Libaax,  oo maanta ku dhaawacmay...

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Uganda

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta magaalada Kampala kula kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee wadanka Uganda. Kulankan ballaaran waxaa looga...

7 Qof oo ku dhimatay Qarax ka dhacay Saldhigga Boliiska Waabari

Ugu yaraan 7 ruux ayaa ku geeriyootay, 10 kalena waa ay ku dhaawacmeen, kaddib markii qarax ismiidaamin ahaa lagu qaaday saldhiga Booliska degmada Waabari...

WARMURTIYEED KU SAABSAN SAFARKII GUDDIGA DOORASHOOYINKA HEER QARAN AY KU TAGEEN PUNTLAND

 Muddada Safarka:         June 20th to 24th, 2017 UJEEDDADA SAFARKA GUDDIGA Guddiga Madaxbannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo ka duulaya istratijiyadiisa, waxaa uu billaabay safarro iyo kulama uu...

Ugu Akhris Badan