Wararka

Guddoomiye Jawaari oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka soday Qaramada Midoobay (Daawo Muuqaal)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan ‘’Jawaari’’ ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxa qeybta horumarinta ee laanta haweenka ee Qaramada Midoobay...

Guddoomiye ku-xigeenka 1aaad ee golaha shacabka oo daah furay xarunta Xiriirka Guud ee Ururada Shaqaalaha

Daah furka xarunta Xiriirka Guud ee Ururada Shaqaalaha Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho waxaa ka qeyb galay Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka...

Guddiga Amniga Badaha oo yeeshay Kulan muhiim ah

Muqdisho, July 25, 2017….Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa shir guddoomiyey kulanka guddiga amniga Badaha, kaas...

Madaxweyne Farmaajo oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Dalka Faransiiska

Muqdisho, 25 Luulyo 2017: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqaha Aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Faransiiska u qaabilsan Soomaaliya...

Maleeshiyada Shabaab oo lacago baad ah ku soo daayay 7 shaqaale gar gaar oo duledka Baydhabo ay ku afduubteen

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa sheegaya in halkaasi ay soo gaareen 7 kamid ah shaqaale gar gaar oo ay...

Ugu Akhris Badan