Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo wada hadallo la yeeshay Madaxweyne Kenyatta

Nairobi, 30ka May, 2018:Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho hal cisho ah ku jooga dalka Kenya ayaa maanta wada hadallo...

Golloha Wasiiradda Soomaaliya oo Ansixiyay Hindise Shirciyeedyadda Dambiyadda Kufsiga iyo Sharciga Nakhshadeynta Magaalooyinka

Muqdisho(SNTV):— Shirka Golloha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir-guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Muadane Xasan Cali Khayre, ayaa lagu ansixiyay Hindise Sharciyeedka Dambiyadda Kufsiga iyo...

Shir looga hadlayay sidii loo dedejin lahaa Mashaariicda horumarineed ee Noraway oo Muqdisho lagu qabtay

Muqdisho(SNTV) Shirkani oo ujeedkiisu ahaa dardargelinta mashaariicda horumarineed oo dowladda Norway ay kawaddo Soomaaliya ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho,iyadoo uu ka qeybgalay Wasiirka Qorshaynta, Maalgashiga &...

Dayniile oo bar-bar dhac ay la gashay Baydhabo guul u noqotay!

Muqdisho (SNTV)- Caawa tartan aqooneedka waxa uu dhexeeyay degmooyinka Baydhabo iyo Deyniil oo ka kala tirsan Goballada Bay iyo Benaadir. Tartameyaasha Degmada Deyniile ee gobolka...

Wasiirka Ganacsiga oo kulan la qaatay Guddiga maalgashiga

Muqdisho (SNTV)–Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo uu wehliyey Wasiiru dowlaha Wasaaradda ayaa maanta Xaruunta Wasaaraddaasi kulan kula yeesheen...

Ugu Akhris Badan