Wararka

Wakiilo ka socda Hay’adaha Dowladda FS iyo Bulshada Rayidka oo Tababar loogu qabtay Kenya

Mumbasa(SNTV) Tababarkan oo loo qabtay wakiilo ka kala socoda hay’adaha kaladuwan ee Dowladda Soomaaliya iyo Ururada bulshada Rayidka ayaa lagu qabtay magaalada Mombasa ee dalka...

Ciidamada Xasilinta Caasimadda oo gacanta ku dhigeen Rag hubeysan

Muqdisho(SNTV) Howlgaladii ugu dambeeyey oo ay sameeyeen Ciidamada Xasilinta Caasimadda ee Muqdisho 24-kii saacadood ee la soo dhaafay ayaa waxaa ka mid ahaa howlgal lagu...

Soomaaliya iyo Jabuuti oo kala saxiixday heshiisyo

Jabuuti(SNTV):–Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Amb. Ahmed Isse Awad iyo wafdi uu hoggaaminayo oo muddo laba cisho...

Syria oo aqoonsatay goballo ka go’ay Georgia

Xukuumadda Georgia ayaa sheegtay in ay gebi ahaanba joojin doonto xiriirka dhinaca diplomaasiyadda ee ku aadan Suuriya kadib markii ay dowladda Suuriya sheegtay in...

Taliyaha Ciidanka Booliska iyo Guddoomiyaha G/banaadir oo caawa kormeeray qaar kamid ah Xarumaha Ciidanka

Muqdisho (SNTV), Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko, guddoomiyaha gobolka Banaadir Mudane C/raxmaan Cumar Yariisow iyo Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska...

Ugu Akhris Badan