Wararka

Wasiirka cusub ee Gaashaandhiga oo Maanta la Wareegay Xilkiisa

Muqdisho (SNTV) -Waxaa Maanta si rasmi ah Xilka ula wareegey Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Gaashandhigga Mudane Xasan Cali oo dhawaan uu magacaabay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya...

Duqa Muqdisho oo Xarunta Dawladda Hoose ka furay Shir looga hadlayay Arrimaha Dawladaha Hoose ee dalka

Muqdisho (SNTV)- Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa maanta ka furay Xarunta Dawladda Hoose ee Xamar Shirka Dawladdaha Hoose...

Madaxweyne Farmaajo oo booqasho ku tegay Kenya

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo saaka ka ambabaxay Caasimadda Muqdisho ayaa gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Madaxweynaha...

151-dhalinyaro laga soo daayay xabsiyada Libya oo Muqdisho soo gaaray

Dhalinyarada Liibiya laga soo celiyay waxa ka muuqday dhibaatooyinkii ay kala soo kulmeen Magafayaasha qaarkood markii ay diyaarada ka soo dageen inta ay socon...

Maxkamadda Ciidamada oo dil ku xukuntay Raggii weeraray Hotel Naasa Hablood2

Muqdishu (SNTV)-28-kii October 2017 ayay aheyd xilli galb gaab ah saacadda Muqdisho markii maleeshiyada ka tirsan Al-sabaab ay weerar isugu jiro Ismiidaan iyo dagaal...

Ugu Akhris Badan