Wararka

Kusimaha madaxweynaha JFS ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka UK ee Soomaaliya

Muqdisho, 05-07-2018: Guddoomiyaha golaha shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Amb David Concar. Labada...

Ra’iisul Wasaare Khayre, “Dhaqaalaha Wadanka Lama Kobcin Karo Hadii dadku Aysan Xirfad Laheyn”

Muqdisho, July 05, 2018– Ra'iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ka qeyb galay munaasabadda dib-u-howl gelinta machadka isgaarsiinta qaranka oo...

Tababar ku saabsan maareynta arrimaha Baarlamaanka oo maalintii 3-aad Muqdisho ka socda

Muqdisho(SNTV);- Tababar aad loo soo agaasimay kuna saabsanaa maaraynta arrimaha Baarlamaanka (Administration of Parliaments) ayaa maalintii saddexaad ka socda magaalada Mogadishu ee Caasimadda Dalka. Tababarkan...

Machadka Isgaarsiinta Qaranka oo dib loo hawlgeliyay

(Muqdisho, 5ta Luulyo 2018) Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta & Teknoolojiyada ayaa dib u hawl-gelisay Machadka Tababarka Isgaarsiinta Qaranka oo hoos tagi jiray Wasaaradda, kaas oo...

Dowladda Hoose ee Muqdisho oo bilaabeeysa hirgelinta mashruuca soo kabashada dhismaha Muqdisho

Muqdisho(SNTV);- Dawladda Hoose ee Muqdisho waxay bilaabi doontaa hirgelinta Mashruuca soo Kabashada Magaalada Muqdisho Toddobaadyada soo socda. Mashruucan waxaa ka mid ahaan doona dhisida...

Ugu Akhris Badan